Madaxweyne Biden oo ka careesan Dilal aad looga naxay oo dad Muslimiin ah loo geestay

Magaalooyin kuyaalla gobolka New Mexico ee dalka Mareykanka, waxaa ka dhacay dilal qorsheesan oo lagu dilay afar nin oo muslimiin ah oo kunoolaa gobolkaasi, kuwaa oo loo maleenayo kaliya in loo beegsaday diinta ay heestaan. Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa si kulul u cambaareeyay dilalkan loo geestay dadka muslimiinta ah, waxa uuna sheegay in uu … Continue reading Madaxweyne Biden oo ka careesan Dilal aad looga naxay oo dad Muslimiin ah loo geestay